IN front at UNCC Tarmac Building/Meereesane Road

Garowe, Puntland, Somalia

Sat – Thu : - 6:00 AM - 10:00 PM:

Fri: Closed

Health Home Services

Health care and information you can trust

Health Home Services

Qaran hospital Waxaa lagu soo kordhiyey Qaybta Adeegga Caafimaad ee Bulshada Health Home Service oo ah Qayb laguugu diyaariyey Adeeg Caafimaad oo deg deg ah oo aad helayso Adigoo Jooga Gurigaaga iyo Goobtaada Shaqo. Waxaad si fudud usoo wacaysaa Numberka gaaban 393

Adeegyada aan qabano

  • Dhayida dhawacyada culus iyo kuwa fudud

    Dhayida iyo La tacaalida Dhaawacyada Fudud Waxa ay kamid yihiin Adeegga Caafimaad ee wareegga Health Home Service oo uu kusoo kordhiyey Qaran Hospital.

  • Durniinka

    Qaybta Adeegga Bulshadda #HealthHomeService Waxay idinka caawinaysaa in Adiga oo jooga Gurigaaga aad ku qaadan karto Durniinka Adiga oo aan Iman Isbitaalka.

  • Lasocoshada bukaanka xaladiisu xuntahay

    Bukaanka xaladiisu xuntahay wuxuu helaya gargaar degdeg ah

  • lasocoshada bukaanka macaanka iyo dhiikarka

    Bukaanka qaba xanunadda Macaanka iyo Dhiikarka xaladiisa caafimaad dhakhatiirka si dhow ula socota buu hospital-ku u diraayay

  • Keenista bukaanka aan wax looga qaban karin guriga Hospitaalka

    Bugaanka waxaa loo soo dirayaa Ambulance gobta uu ku sugan yahay ka soo qaada, Hospital-kana keenta

  • Dhiig qaadista

    Dhiiga waxa lagaga qaadayaa gurigaaga ama goobta aad ku sugantahay

  • Jimicsiga jireed (Physiotherapy)

    Bogaanka waxaa loo samaynayaa jimce jireed

  • Dhakhtarka oo kugu soo booqanaya xaafadda

    Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipisi cing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut abore et dolore magna