Qaran hospital Waxaa lagu soo kordhiyey Qaybta Adeegga Caafimaad ee Bulshada Health Home Services oo ah Qayb laguugu diyaariyey Adeeg Caafimaad oo deg deg ah oo aad helayso Adigoo Jooga Gurigaaga iyo Goobtaada Shaqo. Waxaad si fudud usoo wacaysaa Numberka gaaban 393