IN front at UNCC Tarmac Building/Meereesane Road

Garowe, Puntland, Somalia

Sat – Thu : - 6:00 AM - 10:00 PM:

Fri: Closed

Dhaqtarka Kalyaha iyo Kaadi-mareenka Qaran hospital Dr. Ataklti tesfay ayaa ku guuleystay qalliin emergency ah oo lagu sameeyay Wiil yar oo 7-jir ah kaasi oo dhagax fariistay tuubada kaadi-mareenka uu sababay in wax kaadi ah kasoo gudbi waydo.

Bukaakan ayaa ka yimid gobol kale isagoo ku sugan xaalad adag maadaama xitaa catheter-ka uusan galayn.

Dhaqtarka oo isticmaalay qalabka casriga ah ee lagu ogaado iyo qalliinka loo yaqaan (Open cystolithotomy) ayaa ku guuleystay inuu kasoo saaro dhagaxa dhibta ku hayay wiilka yar, Allaah mahaddiis hadda bukaanka wuu fiican yahay.

Qalliin emergency ah oo uu fuliyay dhaqtarka Kalyaha iyo Kaadi-mareenka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Add Comment *

Name *

Email *

Website